Home » Nolosha Jilaayaasha » Ugu Dambeyn Deepika Padukone Oo Salman Khan Film La Sameen Doonto Balse Waa Filmkee!!

Ugu Dambeyn Deepika Padukone Oo Salman Khan Film La Sameen Doonto Balse Waa Filmkee!!

Salman Khan iyo Deepika Padukone waa xidigo waa weyn oo mudo dheer la rajeynaayey in ay wada shaqeyaan balse markaan FIlmsameye Sanjay Leela Bhansali ayaa isku keeni doono.

Sida wararka sheegayan Bhansali waxuu diyaarinayaa sheekada filmkiisa xiga ee lagu magacaabo Inshallah oo uu bil kahor diiwan gashtay magacan.

Ilaa 9 bilood ayee ku qaadane diyaarinta sheekadan Bhansali waxaana la sheegay inuu doonayo inee hogaamiyaal ka noqdaan Deepika Padukone iyo Salman Khan.

Sallu waxuu Bhansali kala shaqeeyay filmada kala ah Khamoshi, Hum Dil De Chuke Sanam iyo Saawariya mashruucisa afaraad ayuu noqon doono oo uu Bhansali usameyo halka Deepika sedexdii film udambeyeen Sanjay Leela ay hogaamiye ka noqotay kuwaaso kala ah Ram-Leel, Bajirao Mastani iyo Padmaavat.

Hadaba mashruucan Inshallah oo aan wali shaaca laga qaadin waxaa la sheegay oo Bhansali laga soo xiganaya inuu xidigahan hogaamiye kaga dhigi doono…