Jilaagii caanka ahaa Sushant Singh Rajput ugu dambeyn dabka ayaa la qabadsiiyay oo waa la gubay sida caadada hinduga ahed waxaana ka qeyb galeen qaar kamid ah jilayaasha Bollywoodka iyo qoyskiisa sido kale saxaafada kama marneen.

Aabihiis iyo labo gabdho isaga la dhashteen ayaa dabka qabadsiiyeen ileen qofka xiktadiisa ayaa gubaan marka inta meesha joogtay iyaga ugu dhowaayen sidaas ayaana meesha looga kala tagay waxaase la sugay ilaa uu dambas ka noqdo.

Shraddha Kapoor, Kriti Sanon, Vivek Oberoi, Rhea Chakraborty iyo dad kale ayaa ka qeyb galeen tacsida waliba xili uu roobsl socday sido kale saxaafada ayaa joogeen Mumbai na dhiiqo iyo roob ahee ahed galabkaan muuqaalada dhameestiran iyo sawirada kale dib ayaa laga soo bandhigaa.

Sido kale waxaa jiro war ay soo saareen Police-ka kuna saabsan geerida Sushant balse dadka ayaa ku mashquuleen inee Sushant marka hore waajibaadkiisa tacsida soo dhameestiraan hadaba maqaalka xiga kala soco jawaabta Policeka iyo cadeynte keeneen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here