Atirishada kasoo jeeeda New Delhi ee soo jiidasha badan Urvashi Rautela ahaa markii ugu horeysay ka hadashay muuqaal hab khaldan looga duubau iyada iyo Boneh Kapoor dhowr bil kahor muuqaalkaaso internet-ka si weyn loogu faafiyay.

Waxay ahed xili ay wada joogeen goob xaflad ah hadal heyna markaas jirtay in Boney iyo Urvashi filim wada sameeyn doonaan xafalada saxaafad badan ayaa joogeen oo sawiro iyo muuqaalo xidigaha ka qaadanayeen.

Si lama filaan ah Boney ayaa gadaal ka taabtay Urvashi Rautela oo dhinaciisa joogtay ama gacanta ayaaba kaga dhacday iska dheh ileen lama filaan ayee ahed saxaafada oo fursad gaad ah ayaa muuqaalkaas duubeen youtube-ka iyo meel walbana ku faafiyeen.

0usnrcgg

Hadal heyn xoogan ayuu dhaliyay muuqaalkaas heer la dhaho Boney iyo Urvashi xiriir ayaa ka dhaxeyo hadaba maanta wareysi ay bixisay 25-jirtaani ayaa ka hadashay muuqaalkaan waxayna tiri.

“Muuqaalka maba ahan wax la buun buuniyo si lama filaan ayee wax walbo kudhaceen mudane Boney waa qof xushmad iga mudan lama filaan ayeena ahed ee kutalo gal ma aheen wax xiriir gaar ah oo naga dhaxeya majiraan dadka unbaa faafiyeen sheekadan.”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here