Urvashi Rautela waa mid kamid ah atiriishooyinka Bollywoodka ugu shidan waqtigaan wiil walbana inee damac galiso ayee awood u leedahay inaba caadi ma ahan soo jiidashadeeda xidigtaan.

Filimada ay sameeysay waxaa ugu caansan Singh Saab (Sunny Deol), Hate Story 4 iyo kuwa kale halka ay hadeer ku mashquulsantahau xayeysiin u sameeynta Filimkeeda shalay tiyaatarada loo saaray ee Pagalpanti kaaso jilayaal badan la isugu keenay oo Arshad Warsi kamid yahay waana Filim shactiro.

Xidigtaan soo jiidashads leh jor ahaan waxaa lagu dhaliilay labiskeeda mudooyinkii u dambeyeen weyna ku guul dareesatay xarago ahaan iyo labis ahaan inee dadka soo jiidato waxaana loo bixiyay “atiriisho jir ahaan qurux badan balse sida loo labisto garaneynin” tooshkan waxaa ku iftiimisay Taapsee Pannu.

Taapsee ayaa barnaamijka Neha Dhupia jilayaasha ku wareysato kaga dhawaaqday in Urvashi u baahantahay labis wanaagsan iyo inee barato qaabka loo labisto dhulka ayee kujiiday xidigtaan waxay u raacisay”jir qurxan ayaa leedahay oo gabar walba leheen hana ceebeyn ee labis fiican soo xiro markaa fagaaraha imaaneyso.”

Qubaraha Fashion-ka qaar kamid ah ayaa hadalka Taapsee ku raaceen oo in hadalka kaliya loo bilaawo rabeen waxayna sheegen inee Urvasho ku dadaasho sidii ay labis fiican ku xiran laheed ileen shirkado waaweyn ayaa soo dalban doonaan si ay Fashion ugu sameeyso.

Ilaa hada wey aamusantahay Urvashi hadal kama soo bixin aan aragno weerarkii Taapsee kusoo qaaday halkuu ku dhamaan doono iyo hadii ay xaalka labiskeeda wax ka bedelo doontaba.

Hindustantimes
Hindustantimes
Hindustantimes
Hindustantimes
Hindustantimes
Hindustantimes
This outfit is the embodiment of ‘too many cooks spoil the broth’, sequins, patterns, colour, big hair and that make-up, phew, exhausting!
Remember as kids we’d always try to match everything with everything! And then we grew up and realised that’s probably not always a good idea. Here’s an example of that!
Hindustantimes
Hindustantimes
Hindustantimes

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here