Home » Nolosha Jilaayaasha » Vaani Kapoor Waa Diyaarsantahay Waa Ayadoo GYM Ku Dhexjirta Iskuna Diyaarineysa YRF FIlmkoda Xiga!!

Vaani Kapoor Waa Diyaarsantahay Waa Ayadoo GYM Ku Dhexjirta Iskuna Diyaarineysa YRF FIlmkoda Xiga!!

Atirishada Vaani Kapoor ayaa jir dhis iyo is diyaarin ku guda jirta waxayna wax ka jili doontaa shirkada Yash Raj Films filmkooda xiga ee ay hogaaminayaan Hritik Roshan iyo Tiger Shroff.

Mashruucan ayaa lagu sheegay inuu yahaymid Action ah oo ay ku xifaaltami doonan xidigaha kala ah Hritik Roshan iyo Tiger Shroff ayadoo la daawan doono 2 October sanadka dambe 2019.

Hadaba Vaani ayaa muuqaladeeda dagaalka ah iyo doorkedaba isku diyaarineyso ayado goor dhow duubis lagu bilaawi doono mashruucan waxayna udhaxeen doonta labada atoore filmka.