Valentine’s Day – Kareena-Saif, Virat-Anushka, Shahid-Mira Iyo Lamaanayaasha Nolosha Dhabta Ah (+Sawiro)

Maanta waxay ku beegneyd feestada Maalinta jaceylka aduunka (Valentine’s Day) waxaana maanta laga dabaal dagaayey daafaha caalamka.

Hadaba waxaa la soo bandhigay sawiro u gaar ah lamaanayasha Bollywoodka ee nolosha dhabta ah is calfadeen sido kalena maanta u dabaal dagayaan maalinta jaceylka aduunka.

Maadama ay jaceyl isku guursadeen xidigahan ayaa sawiradan looga soo bandhigay fadlan halkaan hoose ka daawo sawirada lamaanayasha bollywoodka ee nolosha dhabta ah jaceyl isku guursaden.

 

1 Comment

Comments are closed.