Varun-Alia Mise Deepika-Ranveer Yaa Ku Haboon Doorar Salman Iyo Madhuri Filmkii Hum Aapke Hain Koun (+Sawiro)

Waxaa la isla dhexmaraa in dib loo sameyo filmkii weynaa ee Hum Aapke Hain Koun kaaso ah filmka ugu weyn 25 sano ugu dambeysay.

Filmkaan waxaa hogaamiyaal ka ahayen Salman Khan iyo Madhuri Dixit waana film ku weyn taariikhda India maadama uu iskooro taariikhi ah dhigay, todobaadyadi udambeyay waxaa la isla dhexmaraayey in Varun Dhawan iyo Alia Bhatt dib usameyn doonan filmkaan.

Varun-Alia-Hum-aapke-hain-kaun

Balse hadeer liiska waxaa soo galeen Ranveer Singh iyo Deepika Padukone xaqiiq ahaan afartaan lamaane waa kuwa bandhig wacan marka ay shaashada hor joogan balse suaasha meesha taala ayaa waxay tahay lamaanahe ku wacan doorarkii Salman iyo Madhuri ee filmkaan.

Hum-aapke-Hain-Kaun-Ranbir-Deepika

Varun iyo Alia miyaa ku haboon mise Ranveer iyo Deepika ayaa ku haboon doodan dhankiina ka qaata oo nala wadaaga xidigaha ku haboon doorarkas adinkoo fikirkiina ka dhiibanaya.

 

6 Comments

  1. Varun iyo Alia ayaa kuwacan filimkan oo ah laba isfahansan misna gusha usaxiba filimkana kabixi karan
    Filimside wadan inka raba natijada tzh

    • TZH waa Blockbuster sida horey BOI u shaacisay hase ahaate ganacsigiisa guud ee sal dhigtay wali lama soo daabicin sxb iska sug

Comments are closed.