Horaantii bishaan, waxaa lashaaciyay in Director Raj Mehta uu diyaariyay Qoraalka Filim cusub oo madadaalo ah kaasoo hogaamiye uga dhigtay Varun Dhawan iyo Kiara Advani .

Haatan, warbixinno ayaa sheegaya in Anil Kapoor iyo Neetu Kapoor ay ku biireen filimka ayna nuuri doonaan doorarka waalidiinta Varun. ,

filimku waa Madadaalo jaceyl lagu dhaxwado sheeko ahaana qosolka ayaa loobadiyay.

Raj Mehta iyo qoraa Rishabh Sharma ayaa muddo ka shaqeynayay qoraalka filimkaan aan wali laduubin. Qorshuhu wuxuu yahay in mashruuca lagu bilaabo duubis dabayaaqada Oktoobar ama horraanta Novembar sannadkan.

Neetu Kapoor waxaa markii ugu dambeysay la arkay sanadkii 2013 filimkii Besharam oo wehlinaayay xiligaas seygeeda Rishi Kapoor iyo wiilkeeda Ranbir Kapoor. halka Anil Kapoor filimkiisa ugu dambeeyay uu ahaa Malang. iyi. Kiara oo ka soo muuqatay Kalank ”

Tani waxay unoqon doontaa filimkeedi labaad oo ay la gasho Raj Mehta ka dib markii ay kasoo muuqatay filimka ‘Good Newwz’ ee ay wada jilayaan Akshay Kumar, Kareena Kapoor Khan, iyo Diljit Dosanjh.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here