Nidaamka kala saarista awoodaha jilaayaasha waxay shabakada BOI isku raac siisaa toban sano kasto sidaa darteed 10-kaan sano (2010 ila 2019) haatan gabo gabo ayuu yahay waana muhiim inaan idinla wadaagno atoorayaasha awooda leh dhibcaha ay heestaan.

Sidee BOI ku qiimeysaa dhibcaha ay bixiso: waxay ku qiimeysaa aflaanta guulaha gaaraan oo dhibco gaar ah lagu xeen daabo sida xeerka yahay hoos kaga bogo:

All Time Blockbuster – 750 dhibcood ayaa lagu helaa

Blockbuster – 500 dhibcood ayaa lagu helaa

Super Hit – 250 dhibcood ayaa lagu helaa

Hit – 100 dhibcood

Haddaba waxaan idiin heynaa Varun Dhawan iyo 10-kan sano dhibcaha uu heesto wadarta guud Star Power Point System waxaa loo yaqaano.

All Time Blockbuster 0-filim

Blockbuster 0-filim

Super Hit 2- filim (ABC 2, Badrinath Ki Dulhania & Judwaa 2) – 3×250 = 750 dhibcood.

Hit 4-filim (Humpty Sharma Ke Dulhania & Sau Dhaag) – 3×100 = 300 dhibcood.

Wadarta Guud dhibcaha uu Varun Dhawan heesto 10-kaan sano (2010-19) – 1050 dhibcood.

F.G: Varun Dhawan sanadkan wax filim ah uma harsano marka Star Power kiisa dhibcaha 10-kan sano (2010-19) sidaan ayuu ku dhameesan doonaa.

Gunaanad: Shabakada BOI waxay dhibco ku bixisaa marka uu filimka HIT dhameestiran noqdo (Hit, Super Hit, Blockbuster & All Time Blockbuster) waa marxalada filimka macaash looga helo.

La soco Hrithik Roshan iyo dhibcaha uu heesto 10-kaan sano (2010-19).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here