Home » Nolosha Jilaayaasha » Varun Dhawan oo New Delhi kula kulmaya xidigaha musaaraca/WWE looga haray Jinder Mahal, Sasha Banks iyo Triple H

Varun Dhawan oo New Delhi kula kulmaya xidigaha musaaraca/WWE looga haray Jinder Mahal, Sasha Banks iyo Triple H

WATCH-Varun-Dhawan-meets-WWE-superstars-Jindar-Mahar,-Sasha-Banks-and-Triple-H-in-New-Delhi-(1)

Varun Dhawan oo sanad cajiib badan dhexda kaga jiro kadib markii filimadiisa Badrinath Ki Dulhania iyo Judwaa 2 Big Hits ayaa dhawaan soo gaba gabeeyay duubista filimkiisa xiga October oo la daawan doono 10 April 2018.

Varun Dhawan oo duubista filimkiisa October magaalada New Delhi kusoo gaba gabeeyay asigoo nasiino u baahan wuxuu kulan la qaatay xidigaha caanka ah ee cayaarta musaacarada ama WWE looga haray Jinder Mahal, Sasha Banks iyo Triple H .

WATCH-Varun-Dhawan-meets-WWE-superstars-Jindar-Mahar,-Sasha-Banks-and-Triple-H-in-New-Delhi-(2)

Varun Dhawan wuxuu kula kulmay kooxda WWE Jinder Mahal, Sasha Banks iyo Triple H garoonka Indira Gandhi Stadium xili ay halkaas bandhig heer sare ah ka muujiyeen cayaartooda WWE iyo bandhigyo kale.

WATCH-Varun-Dhawan-meets-WWE-superstars-Jindar-Mahar,-Sasha-Banks-and-Triple-H-in-New-Delhi-(3)

Varun Dhawan markii uu daawashada cayaarta WWE Jinder Mahal, Sasha Banks iyo Triple H  ku raaxeestay ayuu kadib kulan la qaatay sidoo kalena sawiro soo galay asigoo baraha bulshada soo dhigay.