Home » Nolosha Jilaayaasha » Varun Dhawan Oo Ranveer Singh Ku Dhahay Fartaa Taqaano Qor Iyo Labis Kala Nooc Ah (+Sawiro)

Varun Dhawan Oo Ranveer Singh Ku Dhahay Fartaa Taqaano Qor Iyo Labis Kala Nooc Ah (+Sawiro)

Varun Dhawan iyo Ranveer Singh waxay kamid yihiin atoorayaasha dhalinta ah kuwooda ugu Style-ka wanaagsan labis cajiib ah na had iyo jeer xirtaan.

Hadaba waxaan idiin heynaa sawiro kuwaaso ah marka ay dhacday inee isku labis ekaadan Varun iyo Ranveer kalar ahaan iyo dooq ahaanba.

Ranveer ayaa ku xujeesanaayo Varun labis shidan halka Varun na la imaanayo isla labiskaas mid lamid ah ama kasii wanaagsanba balse akhriste ogow ma ahan xujo rasmi ah ee uu Ranveer xujeestay ee waa sawiro saxaafada isku keentay.

Fadlan Halkaan Hoose Kaga Bogo Sawirada Varun Iyo Ranvee Iyo Sida Ay Labiska Isaga Shabahaan:

1

2

3

4

Akhriste Adiga Kala Saar Midkee Ayaa Kula Labis Wanaagsan?

 

3 Responses to Varun Dhawan Oo Ranveer Singh Ku Dhahay Fartaa Taqaano Qor Iyo Labis Kala Nooc Ah (+Sawiro)

  1. Salma Reply

    February 14, 2018 at 12:40 pm

    Ranveer is the best😍

  2. Loopage Reply

    February 14, 2018 at 3:33 pm

    Race3

  3. Loopage Reply

    February 14, 2018 at 3:35 pm

    Varun dhawan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *