Waxaa lasoo bandhigay sawiro laga soo qabtay jilayaasha Bollywoodka qaar kamid ah xiliyo kala duwan iyagoo magaalka dhex mushaaxayaan balse sawiradaas ayaa lagu mashquulay bacdamaa ay yihiin sawiro si lama filaan ah looga qabtay dhamaan xidigahan.

Mid walba danihiisa gaarka ah ayuu ku mashquulsana sawir qaadayaashana howshooda ayee wateen Anil, Jackie, Abhishek, Varun, Jhanvi, Sara ayaa kamid ahaayen xidigaha sawirada laga soo qabtay.

Waa kuwa aysan filaneynin Jhanvi dhowaan ayee safar katimid iyada iyo Sara ayaa isku raaceen daawashada Filimka Bala maadama saaxiibo isku dhow yihiin waxaad moodaa irida laga soo baxaayo inee isku ciriiriyeen xili Jhanvi leedahay isug anaa hor baxaayo.

Bal hoos ka daawo jilayaasha kalena sida lama filaanka ah sawiradan looga qaaday waxaana mar labaad kujirta Sara Ali Khan oo xili kale sawir lama filaan laga qaaday waana mudo 24 saac ah dhamaan sawiradan…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here