Bollywood Dilbar Girl Nora Fatehi ayaa si lama filaan ah kaamero looga duubaan lahaa qeybaha hoose ee jirkeeda maadama dhar gaaban ay xirneed xili saxaafad badan hortooda ay joogeen si lama filaan ah ayeena arinkaan ku dhacday.

Balse taxadarka Nora iyo caawinta Vicky Kaushal ayee ku badbaaday waxayna ahed xili ay saxaafada hortooda Dance ku muujinayeen waana qoobka cayaarkii heeskooda hirgashay ee Pechtaoge.

Waxaa dhacday in dance-gii ay bilaawaan si lama filaan ah Nora Fatehi cowradeeda ama jirkeeda qeybta hoose loo arki lahaa maadama dabeesha marada sare u qaaday.

Si deg deg ah ayee Nora marada ku ceshatay Vicky-na intuu dareemay ayuu soo istaajiyay si caadi ah Dance-giina joojiyeen waxaa layaab ah in muuqaalkaas hader Internet-ka dhex mushaaxaya aadna loogu mashquulay.

Representative News Image

Heeska Pechtaoge waa hees hirgashay guulna gaartay si qaas ah ayeena uwada duubeen xidigahan waxaana ku luuqeynaya Arijith Singh waana hees jaceyl ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here