Inta badan warbaahinta Hindiya kuwa arimaha fanka hadlaan waxay xiiseeyaan inay wax ka qoraan nolosha jilaayaasha sidaa darteed sanadihii ugu dambeeyay waxaa diirada u saarnaa Vicky Kaushal iyo Katrina Kaif isku soo dhawaan shaha ka dhaxeeyo weliba waxay waqti wacan isla qaateen intii Hindiya bandowga Karoonaha ku jirtay sanadkii hore intiisa badan.

Haatan sheeko kale oo xiiso badan ayay warbaahinta daabacayaan dhanka arimaha xanta nolosha jilaayaasha oo ku aadan in Vicky Kaushal walaalkiis ka yar Sunny Kaushal oo ah atoore fanka kusoo biiray uu kula taliyay inuu shukaansado ama xiriir jaceyl la wadaago gabadha fanka kusoo biireyso Isabelle Kaif oo ay walaalo yihiin Katrina Kaif wuxuuna Vicky rabaa isaga iyo walaalkiis inay isla shukaansadaan Katrina iyo walaasheed madaama aad isku fahmeen Katrina.

Sunny Kaushal wuxuu xiriir jaceyl oo muran iyo nagaansho aan laheyn la wadaagay dhawaanahan atirishada shaqo wadaaga noqdeen balse haatan culeeska wuu ka dagay madaama walaalkiis Vicky uu baray Isabelle sidoo kalena waqti isla qaadanayaan haddii xiriir uu dhex mari karo iyo in kale.

Dhinaca kale Katrina Kaif arinkan wey soo dhaweesay waxayna walaasheed Isabelle Kaif ka dhaadhac siisay inay Sunny Kaushal soo dhaweyso niyad jabka heestana ka saarto waana sababta keentay in maal mihii ugu dambeesay la arkaayay afrtaan waa Vicky-Katrina iyo Sunny-Isabelle oo waqti wada qaadanayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here