Vin Diesel Oo Garaacau Dwayne JohnsonAsigoo Noqday Atooraha Daqliga Ugu Badan Sanadkan 2017 Kasbaday!!

Atooraha Hollywoodka ah Vin Diesel ayaa noqday atooraha ugu daqliga badan sanadkaan 2017 ee Hollywood ah.

Waxuuna darajadan ku garaacay saaxiibkiisa ay iska soo muuqdeen filmkisa ‘Fast and Furious ee Dwayne Johnson.

Forbes ayaa soo daabacday 10ka xidig ee Hollywoodka ah kuwooda daqliga ugu badan sanadkaan 2017 dhamaadka ah kas badeen waa dhanka aflaamta ay sameyeen isku dar ahaan lacaga ay keenen waxaana soo daabacday Forbes ayadoo adeegsatay Box-officeka Mojo maadama Mojo adeegsato aflaamta Hollywoodka ganacsiga ay sameyaan.

waxaana safka hore kaga jiraan Vin Diesel iyo Dwayne Johnson ayagoo kala kas badeen qiimo lacaged gaaraysa  USD 1.6 billion iyo USD 1.5 billion .

Fadlan Hoos Kaga Bogo Liiska Forbes Soo Bandhigtay Kasoo Ah 10ka Xidig Ee Hollywoodka Ah Kuwooda Daqliga Ugu Badan Sanadkaan 2017 Kasbadeen Dhanka Aflaamtoda Lacaga Ay Box-officeka Kasameyeen:

1) Vin Diesel: USD 1.6 billion

2) Dwayne Johnson: USD 1.5 billion

3) Gal Gadot:USD 1.4 billion

4) Emma Watson:USD 1.3 billion

5) Johnny Depp: USD 1.1 billion

6) Daisy Ridley: USD 1.08 billion

7) Tom Holland: USD 888 million

8) Chris Pratt: USD 864 million

9) Chris Hemsworth: USD 845 million

10) John Boyega: USD 815 million.

F.G: Lacaga Sare Kuxusan Ma Ahan Lacago Shaqsi Ahaaned Ee Qof Mushaar Ahaan U Kas Baday Balse Waa Lacagaha Aflaamtoda Sanadkaan Sameysay….

7 Comments

    • walal lacaga mesha ad ku aragtay waa lacaga ay aflaamta sameysay ganacsi ahaan ee ma ahan mushaar ahaan xidigaha shaqsi ahaan u kasbaden sidaas u faham

Comments are closed.