kabtan xulka dalka india ee ciyaarta Cricket ninka lagu magacaabo Virat Kohli ma ahan mid qarsada dareenka u hayo xaaskiisa Anushka Sharma isagoo mar waliba ku shaaciya baraha bulshada

iyadoo dhawaan Virat ka weydiiyay filimka ugu jecel yahay aflaamta xaaskiisa maadaama ay tahay atariisho caan ah laakiin waxaa cajiib noqotay jawaabta u ka baxiyay xidigan

Virat ayaa sheegay inuu aad u daawado aflaamta xaaskiisa laakiin waxa uu si qaas ah farta ugu fiiqay inuu jiro muuqaal kaasi xitaa isaga ku qasbay inuu Youtubeka ka daawado dhawr jeer waana muuqaalka ku jira filimka
Ae Dil Hai Mushkil kaaso ay wada jilayaan Anushka sharma iyi Ranbir Kapoor

muuqaalkaas waxaa xili atariishada Anushka ay ogaanayso inuu ku dhacay cudurka Cancerka markaaso dib u halayso jaceylkeeda Ranbir Kapoor waana muuqaal qiiro badan



LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here