Waa gabar muslimad ah misna asturan gabadhii qortay sheekada taxanaha Hercai ee Miran iyo Reyyan iyo Sawiro u gaar ah.

0
6016

Taxanaha Hercai sidaan wada ognahayba waa taxanaha sanadkaan ugu sareeyay dhanka TVyada iyo Youtubkaba wuxuuna gaaray guul taariikhi ah iyadoo sidoo kalana aad loo amaanay doorarka jilayaasha taxanaha sida mid Miran iyo Reyyan.

Sumeyye Ezel ayaa taxanahaan qortay sanadkii 2016dii waxayna dhalatay 1996dii iyadoona ah ardayad ah ayay taxanahaas oo bug ahaa sheekadiisa ka falxalatay waxaana sanadkaan bilowgiisa loo badalay musalsal kaasoona guushaan taariikhiga ah gaaray.

Gabadhaan waa muslimad misna asturan waxaana lagu amaanaa habka maamuuska leh ee ay taxanaha sheekadiisa u qortay kaasoo bilowgiisii hore ruwaayad ahaa.

Halkaan hoose ka arag Sumeyye Ezel;

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here