Aishwarya Rai iyo Abhishek Bachchan mudo ku dhaw 14 sano ayay is qabaan waxaana maanta idiin heynaa goobtii ay joogtay Aishwarya Rai markii uu Abhishek Bachchan guurka ka dalbanaayay.

Aishwarya ayaa ku sugneyd magaala New York waana magaalada ay ugu jeceshahay maadaama aanan laga heleynin saxaad ku mashquuleyso si xor ahna magaalka ugu socon karto.

Magaaladaas ayaa ah magaaladii uu Abhishek guur kaga dalbaday Aish ayagoona markasta oo ay fasax leeyihiin magaaladaas booqasho iyo dalxiis ku tago sidoo kale Aish ayaa jecel in magaalada London Shoping u doonato si kamid ah magaalada Dubai oo ay guri ku leeyihiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here