Kareena Kapoor Khan dhawaan ayay gaartay darajada Super Starad waana darajo ay laga horeeyeen kaliya 4 atariisho Bollywood ah ayadoona noqotay atariishadii 5aad ee darajadaas gaarto.

Hadaba Kareena Kapoor oo u dhaxdo jilaaga Saif Ali Khan ayaa la ogaaday goobta ay aadka u jeceshahay inuu dalxiis ahaan ugu wado jaceylkeeda Saif misna waqti kuwada qaataan.

Kareena ayaa aad u jecel wadanka Swezerland inuu Saif dalxiis ugu wado ayagoona sanadkasta booqdo in kabadan hal jeer xitaa waxaa dhacdo in mararka qaar sanadkii 3 mar booqasho ku tagaan wadankaas ayagoona sidoo kale xitaa guri ka iibsaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here