waa heeskee heeska ay Katrina Kaif ugu jeceshahay heesaha aktarka Salman Khan?

0
782

Katrina Kaif iyo Salman Khan waa labo saaxiibo oo isku fiican tan iyo markii uu bur-buray xariirkooda jeceyl ka dib markii Katrina ay isaga ka raacday aktarka Ranbir Kapoor

Laakiin atariishada Katrina oo ka mid ah aktarada bollywoodka kuwooda looga haray dhanka iyo dance-ga iyadoo sameesay heesaha ugu shidan bollywoodka xiligan atariishadan oo dhawaan wareysi siinaysa majalad mumbai mirror u sheegtay inay jirto hal hees kaaso markay maqasho ay dareento farxad kaaso ku abuura dareen qaas ah iyadoo heeskaas ay ku sheegtay inuu heeska caanka ah ee oo waana Oo Jaane Jaana kaaso ka mid ah heesaha ugu caansanbollywoodka xilligii 90s

Iyadoo wararka dhawaan soo baxaya ay sheegayaan in salman khan iyo katrina kaif ay dib u duubis ku bilaabi doonan heeska Oo Jaan a Jaane isagoo Remix waxaana lagu soo dari doona filimka lagu soo caan bixin doono katrina kaif walaasheeda Isabella kaif ee time to dance waxaana la hogaaminaya aktarka sooraj pancholi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here