filimka War ayaa dhigaya ama sameenaya dhacdooyin taariikhi ah isagoona filimkan bur-burinaya sidoo kalena sameenaya rikooro waa weyn kaaso ka imaanaya dhan walba

waxaana durba bilaabatay in laysku hambalyeeyo guusha filimkan maadaama aan la isko indho tiri karin xawliga uu kus socdo iyo waalida daawashadiisa

haddaba aktarka Tiger oo ku mashquulsan xayeesiin u samaynta filimkan ayaa sheegay inuu sugi la’yahay inuu telephoneka ka waco Hrithik sidoo kalena u hambalyeeyo guusha filimkooda

Tiger ayaa sidoo kale sheegay inay wax weyn u tahay la midoobida aktarka uu sida weyn u taageeri jiray weligiisa ew Hrithik Roshan iyadoo filimka War hadda uu si weyn u qabsaday tiyaatarada dalka india maadaama dadka ay waashatayn filimkan leh Actionka heer sare ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here