Waa imisa lacagaha ay Engin Akyurek iyo Neslihan Atagul halkii xalqo ku qaadan doonaan taxanaha Sefirin Kizi? midkee ayaana lacag badan?

0
1073

Waxaa lagu wadaa in dhawaan lasii daayo taxanaha xiisaha leh ee lagu mideeyay jilayaasha caanka ah ee Engin Akyurek iyo Neslihan Atagul waana labo jilaa oo shacbiyad balaaran leh iyadoona dadweynaha aad u xiiseynayaan taxanaha lagu mideeyay.

Taxana Sefirin Kizi waxaa si wadajir ah u maal galiyeen shirkadaha NGMEDIA iyo O3 Medya waxaana laga sii deyn doonaa kanaalka Star TV.

hadaba waxaan idiin heynaa labadaan jilaa midkasta inta lacag uu halkii xalqo ku qaadan doono.

Engin Akyurek ayaa lacag badan wuxuuna halkii xalqo ku qaadan doonaa 200,000 oo liiro lacagta turkida ah halka Neslihaan ay halkii xalqo ku qaadan doonto 140.000 oo liiro.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here