Waa jilaa caan ah balse wuxuu isku badalay qashin uruuriye iyo sababta ku kaliftay.

0
1417

Jilaaga caanka ah ee Kerem Bursin ayaa isku badalay qashin uruuriye mudo saacado ah kadib markuu u bogi waayay meesha lagu duubayay xayaysiin uu shirkad u sameynaayay.

Kerem Bursin ayaa mid kamid ah shirkada uu qandaraaska xayaysiinta kula jiro u sameynaayay xayaysiin dharka xagaaga balse meesha muuqaalada lagu duubaayay oo duur aheyd darteed nadaafadeeda uma uusan bogin wuxuuna guda galay inuu naftiisa qashinka aruuriyo ilaa uu meesha ka nadiifiyo.

mudadii uu howsha nadiifinta ku jiray ayaa sawiro laga soo bandhigay kuwaasoona si weyn baraha bulshada la iskula wadaagay waxaana habdhaqankiisa aad uga helay jamaahiirtiisa iyagoona ku tilmaamay tusaale lagu daydo.

hadaba halkaan hoose ka arag sawirada;

كرم بورسين
كرم بورسين

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here