Taxanaha Kara Sevda ayaa kamid ah taxanayaasha ugu fiicnaa ee Dramada Turkiga sameeyaan waana taxane dhankasta ka dhameystiran.

Taxanahaan ayaa waxaa Hogaamiye ka ahaa Burak Ozcivit asigoona haatan hohaamiye ka ah taxana Kurulus Osman waxaana Burak taxanaha Kara Sevda ku wehliyay Neslihan Atagul iyo Kaan Urgancıoğlu.

Hadaba doorka Kaan Urgancıoğlu ee Emir Kozuoglo ayaa noqday door Clasic ah waliba asoo laadar ah ayaa doorkiisa Emir siweyn loo jeclaaday.

Hadaba Akhristow ma ogtahay in doorkaas cajiibka ah uu iska diiday jilaaga Furkan Andıç balse markii dambe Kaan Urgancıoğlu qaatay kana dhigay door Clasic ah.

Hadaad daawatay taxanaha Kara Sevda sidee u aragtaa doorka Emir Kozuoglo??

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here