Way Adag Tahay In Lakala Saaro Atariishooyinka Haddii Ay Imaado Qurux Midaaso Ah In Bollywood-Ka Ay Haystaan Kuwa Ka Mid Ah Hablaha Ugu Quruxda Badan Ee Aflaam Sameeya

Laakiin Quruxda Waxay U Kala-Baxdaa Labo Mid Dabiici Oo Lagu Yaqaanay Atariishooyinkii Hore Midaaso Hadda Aan La Helaynin Iyo Mid Make-up Ay Sameeso Oo Hadda Badanaa La Isticmaalo. Maanta Waxan Idin Haynaa 5 Atariisho Oo Lagu Tilmaamo Kuwa Ugu Quruxda Badan Taariikhda Shirkadda Bollywood-Ka.

Fadlan Hoos Kaga Bogo Liiska Atariishooyinkas

Madhubala

Tani Waa Shumicii Tiyaatarada Hindiya Iyadoo Dhalatay 14 February 1933 Iyadoo Loo Arko Mid Ka Mid Ah Atariishooyinka Ugu Quruxda Badan Iyadoo Aflaamta Jilis Ay Ku Jirtay 1942 Ilaa Iyo 1960

Meena Kumari

Meena Waxay Lahayd Qurux Dabiici Aha Iyadoo Loo Aqoon Jiray Inay Tahay Tragedy Queen Iyadoo Fanka Ku Jirtay 1939 Ilaa Iyo 1972 Waxayna Ka Mid Tahay Hablaha Ugu Quruxda Badan Ee Soo Maray Bollywood-Ka

Hema Malini

Gabaha Lagu Naaneyso Dream Girl Of Bollywood Iyadoo Ahay Boqorada Boxx-Oficce Ka Xillgii 70s Quruxdayda Dabiiciga Aya Maanta Gadhigaysa Mid Weli Ka Muuqata Oo Waxa Ay U Eg-Tahay Gabar 30-35 Sano Jir Ah

Sridevi

Mid Ka Mid Ah Hablaha Ugu Quruxda Badan Taariikhda Shirkadda Bollywood-Ka Iyo Iyadoo Ah Mid Ka Mid Ah Atariishooyinka Ugu Fiican Ee Soo Maray Bollywood-Ka Iyadoo Hogaaminaysay Bollywood-Ka Xilligeedii Iyadoo Kaliya Kuma Koobnayn Bandhigeeda Bollywood-Ka Iyadoo Soo Martay Shirkadaha Kala Ah Tamil , Telugu, Malayalam Iyo Bollywood-Ka Iyadoo Markii Dambe Iska Daaysay Aflaamta Oo Waxay Xooga Saartay Qoyskeeda Laakiin Waa Boqorada Asalka Ah Dhanka Quruxda.

Madhuri Dixit

Halyeeyadan Quruxda Looga Haray Qof Walba Ayaa Caashiqi Jiray Xilligaydii Iyadoo Qalbi Walba Ay Dagtay Xaqiiqdii Madhuri Waa Mid Ka Mid Ah Atariishooyinka Ugu Quruxda Badan Taariikhda Ee Soo Mara Shirkadda Bollywood-Ka Iyadoo Lagu Magacaabo Most Iconic Bollywood Beauty

Divya bharti

Tani Waxaa Marqaati Ka Ah Bollywood-Ka Inay Tahay Gabdha Leh Qurux Dabiici Ah Divya Waxay Aflaamta Kusoo Biirtay Sanadihii 90s Iyadoo Aktarada Tartan U Gali Jirayn In Filim Ay La Sameeyaan Quruxlaydan Markii Ay Aflaamta Bilaabaysay Waxa Ay Jirtay Kaliya 16 Sano Iyadoo Fanka Ku Jirtay Muddu Gaaban Taaso Ay Ku Sameesay Taariikh Aan La Hilmaami Karin Midaaso Ah Inan Lala Bar-Bar Dhigi Karin Atariishooyinka Kale

Aishwarya Rai Bachchan

Ubaxan Waxa Ay Bollywood-Ka Ku Soo Biirtay Sanadihii 90s Aishwarya Laguma Haysto Inay Tahay Atariishada Ugu Quruxda Badan Taariikhda Shirkadda Bollywood-Ka Midaaso Ay Cadeyn U Tahay Iyadoo Noqota Kaliya Maahan India Iyadoo Noqotay Gabadha Ugu Quruxda Badan Adduunka Miss Universe

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here