Waxaa todobaadkaan lagu dhawaaqay musharaxiinta u taagan abaal marinta Golden Globe oo ah abaal marinta labaad ee dunida ugu wanaagsan markii laga soo tago abaal marinta Oscar.
Hadaba waxaan halkaan idiin kuugu soo qaadan doonaa musharaixiinta 5ta filim ee ugu wanaagsan sanadkaan dhamaadka ah ee 2019ka halkaan hoose kaga bogo;
Filimka ugu wanaagsan sanadkaan 2019ka waxaa u tartamayo filimada kala ah;
1-The Irishman.

2-Marriage Story.

3-1917.

4-Joker.

5-The Two Popes.

Wan ku salaamayaa markahore wll majiraan film Bollywood ah oo qaatay abaalmarinadan golden globe amaba Oscar