aktarka dhawaan galka ah shirkada Bollywoodka Sudeep ayaa la yimid saamayn muuqato isagoo lagu amaanay bandhigiisa filimka Dabbang 3 kaaso u ku muujiyay doorkiisa xumaanta waxaana u muujiyay inuu yahay aktarka jili kara door walba

Sudeep ayaa dhawaanahan qabsaday saxaafada dalka india isagoona banaanka soo dhigay arimo badan oo ku saabsan noloshiisa gaarka lagu guda jiray xayeesiin u samaynta filimka Dabnang

waxaana aktarkan u shaaca ka qaaday inay xaaskiisa Priya inay si weyn u taageerto aktarka Hrithik Roshan si gaar ah filimkiisa Kahoona Pyaar Hai isagoona sidoo kale shaaca ka qaaday inay xili walna jeceshay inau daawato filimkaas

laakiin waxa uu balan-qaaday inuu rumayn doono riyada xaaskiisa maadaama uu la shaqayn doono aktarka Hrithik Roshan sidoo kalena uu doonayo inuu shaashada kula xifaaltamo aktarkaas si ay xaaskiisa ay u aragto waxa ay jeceshahay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here