Deepika Padukone waxa xiligan lagu tilmaama inay tahay atariishada ugu awoodda badan fanka Bollywoodka sidoo klena waxa ay tahay atariishada ugu mushaarka badan

atariishadan waxa ay u dhaxda aktarka Ranveer Singh kaaso ka mid ah aktarada ugu fiican ay haysato Bollywoodka iyagoona ay goor dhow soo wadaan filim lagu magacaabo 83 kaaso ay hogaamiye ka yihiin labadooda

hadda atariishadan waxa ay daafaha caalamka ku leedahay taageerayaal fara badan sidaas dartayda Deepika waxa ay shaacisay shaqsiga ay sida weyn u taageerto waana aktarka ugu caansan Hollywoodka cid kle maaha ee waa aktarka lagu magacaabo Leonardo Dicaprio

iyadoona arintas ka hadlayso ayaa waxa ay tiri xiligan dhiginayay collegeka waxan aad u taageeri jiray Leonardo iyadoona sheegtay heerka ay taageernimada ka gaartay ay sheegtay inay sawiradiisa ay ku dhagsan jirtay qolkayda jiifka sidoo klena ay waxa ay atariishadan ay sheegtay inay habeen walba dhunkan jirtay sawiradiisa ka hor inta aysan seexanin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here