Arjun Kapoor waxaa lagu tilmaama jilayaasha ugu firfircoon kaaso ay haystaan jilayaasha Bollywoodka isagoona xili walba jecel inuu sameeyo doorar walba oo loo dhiibo

haddaba aktarkan oo taageerayaashiisa baraha bulshada ayaa waxaa la weydiiyay jilaaga uu ku dayado sidoo kalena uu doonayo inuu heerkiisa kale uu gaaro

jilaagan ayaa durba ku dhawaaqay magaca aktarka Ajay Devgan isagoona ku tilmaamay jilaayaasha haybad u leh jiliinka marka la joogo shaashada horteeda

Arjun Kapoor ” aniga gabi ahaanteedaba waxaan doonaya inan noqdo sida aktark Ajay Devgan kaaso soo maray marxalado kala duwan isaga waa mid ku fiican dhan walba marka haddii timaadi jiliin sidoo kale dhawaanahan waxa uu ku fariistay kursiga Directior isagoona mararka qaar isku badal filim soo soore waana arrin ay ku adag tahay jilaayaasha”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here