waxaa weli lagu guda jiro dabaal-daga dhalashada aktarka awoodda ee Hrithik iyadoo saxaafad ay si weyn u hadal-hayso isaga waxaana ay ka diyaariyeen macluumaad badan oo ku saabsan aktarkan

Hrithik waxaa lagu tilmaama mid ka mid ah aktarada ugu fiican kuwaaso soo baxay bilowga qarniga isagoo xili awood u yeeshay inuu hogaamiyo fanka Bollywoodka

iyadoo dhalashada aktarkan ay tahay ayaa waxaa u amaan weyn kasoo gaartay boqorada Bollywoodka atariishada  lagu magacaabo Kajol taaso aktarkan ku tilmaamtay inuu yahay kan ugu shidan Bollywoodka

Kajol oo xayeesiin u samanaysa filimka Tanhaji ayaa amaan kala dul-dhacday aktarkii ay iskala soo muuqdayn filimka Kabhi Khushi Kabhi Gham waxaana ay sheegtay inuu aktarada kale dheer yahay inuu leeyahay qaab dhismeed iyo qurux dabiici ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here