Macit Sonkan waa jilaaga matalaayo doorka Nasuh Sadoglu kaasoo ah aabaha hogaamiyo qoyska reer Sadoglu wuxuuna dagaal ba’an kula jiraa qoyska reer Aslan Bey.

Hadaba waa kuma Macit (Majid) Sonkan?

Macit Sonkan waa jilaa filimada iyo taxanayaasha jilo sidoo kalana wax ka jilo ruwaayadaha tiyaatarka wuxuuna shashay 1dii bishii 1aad sanadkii 1953dii.

Macit sonkan ayaa ku dhashay magaalad ezmir wuxuuna jiliinka kusoo bartay machadka fanka iyo masraxyada asigoona fanka iyo jiliinka kusoo biiray sanadkii 1978dii yacni mudo haatan laga joogo 41 sano.

Macit taxanayaashii uu kasoo muuqday waxaa kamid ah;

Waana ku dhawaad 20 taxane waayahiisa faneed inta uu kasoo muuqday.

Macit Sonkaan sidoo kale wuxuu qeyb ka noqday kana soo muuqday filimaan badan waxaana intaas usii dheer ruwaayadaha uu qeybta ka ahaa iyo barnaamijyada TVyada ka baxa wuxuuna mudadii uu fanka ku jiray ku guuleystay abaal marino dhowr ah.

Macit Sonkan haatan wuxuu qeyb kayahay taxanaha Hercai waana 66 jir matalaayo doorka Nasuh Sadoglu.

1 COMMENT

  1. Sxb waxaan ahay qof aad ugu xiran websetkaga Malin walbana aqriyo shan jeer ugu yaraan waxaan ku leyahay horay usoco waxaad u hayso dhalin yarada lama soo kobi karo waxaan kaloo soo aqriyaa webbsetyo inta badan waa sax qoraladaada lakiin Malin dhoweet waxaad soo gilisay tariq da atarishada Hercai Ryyan waxaad dhahday waxa ay haysataa dinta yahuud marka sxb dib ugu laab arinkaas Ryyan waa muslimad suni ah soo sax sxb Midaas horayna usoco

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here