hadal-haynta filimka waa mid aan indhaha laga qaadi karin maadaana laysugu keenay labada aktar xiligan ugu haysato dhanka Action kuwaaso kala ah Hrithik Roshan iyo Tiger Shroff waxaana sidoo kalena filimkan soo saare ak ah shirkada ugu tayada badan Bollywoodka Yash Raj Films

sida warar badan ay sheegayaan Hrithik iyo Tiger Shroff inay helis geliyeen ka dib markii ay ogalaadayn inay muuqaal dagaal ah ku dul duubaan buur baraf ah kaaso dhulka u jira inka badan 500 feet sidoo kalena xili walba laga yaabo inuu barafka dilaaco maadama labadooda ay duubayaan muuqaal ah dagaal ah sidoo kalena laga rabo orod iyo bootin taaso sababi karta inuh dilaaco barafka ay ku soconayaan kaaso helis weyn gelin karaa noloshooda

laakiin Directorka filimkan ninka lagu magacaabo Siddhart Anand ayaa ka yaabay qaab jiliinka geesinamada ku dheehan ee aktarka Hrithik sababto Hrithik waxa uu diyaar u yahay inuu sameeyo muuqaal walba oo helis ah mana ka fakiro inuu dhibaato kaka kulmi karo haddana waxaa Siddhart kasii yaabisa dhoola-cadenta aktarka kaaso uu sameeyo marka u dhameeyo muuqaalka halka Tiger wejigiisa laga dareemaayo daal iyo xooga cabsi

Siddhart ayaa filimkan waxa uu soo kireestay ninka ku caan baxay samaynta ama diyaarinta muuqalada Action kaaso haysta ah kan ugu haysta qaarada Asia SeaYoung Oh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here