Sanadkii aan kasoo gudubnay Bollywood-ka waxay sameeyeen aflaan caan ah oo ganacsi ahaan hirgaleen sidoo kalena fariintooda laga wada helay inta badana ciwaanada waxaa qaataan atoorayaasha iyo atirishooyinka balse markaan waxaan idiin heynaa laadariintii ama jilaayaashii doorarka xumaanta shaashada ku mataleen kuwoodii 2019 ugu saameynta badnaayeen.

Qaar ka mid ah jilaayaasha laadarnimo shaashada ku mataleen 2019 waxaa u suura gashay in doorarkooda hadal heyn xoogan abuuraan sidoo kalena la amaano bandhiga xumaanta oo ay shaashada ka muujiyeen madaama muuqaalo, ficilo iyo qayaanooyin aan la hilmaami karin ay sameeyeen kuna soo jiiteen daawadayaasha.

Haddaba hoos kaga bogo jilaayaashii doorarka xumaanta ama laadarnimo shaashada ku mataleen ee 2019 sida weyn loo amaanay hubanti ahaana qaarkooda abaal marino ku heli doonaan doorarkoodii saameyna yeesheen:

Sudeep (Dabangg 3)

Vishal Jethwa (Mardaani 2)

Gulshan Devaiah (Commando 3)

Riteish Deshmukh (Marjaavaan)

Chunky Pandey (Saaho)

Rajkummar Rao (Judgementall Hai Kya)

Gulshan Devaiah (Mard Ko Dard Nahi Hota)

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here