Abaal marinta filimfareka wey kala duwantahay shirkadaheeda waxaa jiraan Tamil Telugu Malayalam iyo waliba Bollywoodka marka qeybta Bollywoodka muran weyn ayaa kajiraan balse reer koonfur waxooda waa nadiif shakina kuma jiro.

hadaba maqaalki hore waxaan idin la wadaagnay Bollywoodka sido kale waxaan idinla wadaagnay Telugu markaana waa Tamil iyo xidigaha ugu badan ee abaal marinta filimfareka heestaan wax ka ogoow.

Kamal Haasan:

xidigani waa halyeey kasoo shaqeyay Bollywoodka iyo waliba koonfur waana atooraha kaliya ee ugu badan abaal marinta marka ladhaho guud ahaan koonfur hindiya balse markii lakala qaad qaado asiga Tamil ayuu hogaaminaya halka Teluguuu hogaminaypo Mega Star Chiranjeevi.

Super Star Kamal Haasan wuxuu gaaray heer uu kudhaho gudiga abaal marinta bixiyaan bas iga dhaha intaan kadib abaal marin waad iga badiseen sanadii 2001.

hadaba xidigaani abaal marin nooc walbo ayuu heesta marka aan kahadalno Filimfareka guud ahaan shirkadaha oodhan weysiisay balse Tamil ayaa ugu badan waxayna xidigani siisay tiro 10 jeer ah.

Vikram:

marka laga yimaado Kamal Haasan waxaa kaalinta labaad soogalaya xidiga weyn ee Vikram wana xidiga labad ee ugu abaal marinta badanTamil qeybteeda filimfareka

wuxuuna qaab jiliinkisa wacan kuhantay tiro 5 jeer ah inuu ku guuleysto abaal marintaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here