Fanka Tollywood ama Telugu waqti qurux badan ayuu bartanka kaga jiraa waxayna heestaan atirishooyin caan ah oo xitaa aflaanta Bollywood-ka kasoo muuqdaan ama shirkadaha kale Koonfur Hindiya ka jiraan la shaqeeyaan.

Haddaba waxaan idiin heynaa 10-ka atirisho ee Telugu ama Tollywood lacagaha ugu badan filimada ku sameeyaan xiligaan 2020 xogtaana waa mid ku xeen daaban lacagaha atirishooyinka ka helaan dhanka filim jilista oo kaliya:

10. Kiara Advani halkii filim waxay ku sameysaa 50 Lakh ilaa 70 Lakh lacago u dhaxeeyo ($66k – $92k)

9. Rakul Preet Singh halkii filim waxay ku sameysaa 60 Lakh ilaa 1 Crore lacago u dhaxeeyo ($79k – $132)

8. Rashmika Mandanna halkii filim waxay ku sameysaa 75 Lakh ilaa 1 Crore lacago u dhaxeeyo ($99k – $132k)

7. Ileana D’Cruz halkii filim waxay ku sameysaa 1 Crore ($132k)

6. Keerthy Suresh halkii filim waxay ku sameysaa 1 Crore+ ($132k+)

5. Pooja Hedge halkii filim waxay ku sameysaa 1.50 Crore ($198k)

4. Samantha & Tamannaah Bhatia halkii filim waxay ku sameeyaan 1.20 Crore ilaa 2 Crore lacago u dhaxeeyo ($158k – $264k)

3. Kajal Aggarwal halkii filim waxay ku sameysaa 2 Crore ($264k)

2. Anushka Shetty halkii filim waxay ku sameysaa 2 Crore ilaa 3 Crore lacago u dhaxeeyo ($264k – $396k)

2. Nayanthara halkii filim waxay ku sameysaa 3 Crore ilaa 4 Crore lacago u dhaxeeyo ($396k – $528k)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here