Jilaayaasha Bollywood-ka ka tirsan waxay ka mid yihiin jilaayaasha ugu caansan caalamka waxaana sanadkii usoo xarooto lacago badan ayagoo lacagahaas ka heleen filimada xayaysiin iyo wax walbo oo daqli kasoo galo.

Haddaba waxaa idin heynaa 10 jilaa ee Bollywood-ka ugu taajirsan sanadkaan aan ku guda jirno waana xogta u danbeysay ee laga soo bandhigay jilaayaasha bollywood-ka iyo sida ay u kala taajirsan yihiin.

1. Shah Rukh Khan – $740 ilaa $760 Million

2. Amitabh Bachchan $405 Million 3. Salman Khan – $220 Million

4. Aamir Khan – $210 Million

5. Akshay Kumar $200 Million

6.Dharmendra $70 Million

7.Ranbir Kapoor $66 Million

9.Irran Khan $50 Million

10. Hrithik Roshan $40 Million

8.John Abraham $55 Million


LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here