Shirkada gobolka Tamil Nadu ka jirto ee lagu magacaabo Kollywood waxay ku jirtaa waqti wacan madaama sanadkan aflaanta ay sameeyeen gobolkan ka tilaabeen sidoo kalena suuqyada caalamka ganacsi heer sare ah ka sameeyeen iyo dhamaan gobolada kale ee Hindiya.

Haddaba waxaan idiin heynaa 10-ka filim ee Kollywood sameeyeen kuwaas oo lacagaha ugu badan soo xareeyeen sanadkan 2019 ganacsigooda dibad iyo dal la isku daray (Worldwide Gross):

1. Bigil – 305 Crore (mudo 38-maalmood ah) waxaa hogaamiye ka ah Vijay wuxuu noqday Blockbuster.

2. Petta – 219.23 Crore waxaa hogaamiye ka ah Rajinikanth wuxuu noqday Super HIT

3. Viswasam – 180.11 Crore waxaa hogaamiye ka ah Ajith Kumar wuxuu noqday All Time Blockbuster

4. Kanchana 3 – 129.74 Crore waxaa hogaamiye ka ah Raghav Lawerence wuxuu noqday Blockbuster

5. Kaithi – 103 Crore (mudo 38-maalmood ah) waxaa hogaamiye ka ah Karthi wuxuu noqday Blockbuster.

6. Nerkonda Paarvai – 100.15 Crore waxaa hogaamiye ka ah Ajith Kumar wuxuu noqday HIT

7. Namma Veettu Pillai – 73.70 Crore waxaa hogaamiye ka ah Sivakarthikeyan wuxuu noqday Blockbuster

8. Kappaan – 68.05 Crore waxaa hogaamiye ka ah Suriya wuxuu noqday Flop

9. Asuran – 66.35 Crore waxaa hogaamiye ka ah Dhanush wuxuu noqday Blockbuster

10. NGK – 58.66 Crore waxaa hogaamiye ka ahaa Suriya wuxuu noqday Flop.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here