Keedka shabakada Boxoffice India (BOI) waxaan kasoo xiganay 15-ka filim ee tikitka ugu badan daawadayaasha u iibsadeen intii u dhaxeesay 1993 ilaa 1999 waa xogta saxan aflaanta ee BOI fariisisay mudadaas.
Haddaba hoos kaga bogo 15-ka filim ee loogu daawasho badnaa 1993 ilaa 1999 sidoo kalena dadka ugu badan tikit u goosteen:
1-Hum Aapke Hain Koun (1994 – All Time Blockbuster) waxaa tikit u goosteen 73-milyan iyo 962,000 oo qofood.
2. Dilwale Dulhania Le Jeyange (1995 – All Time Blockbuster) waxaa tikit u goosteen 47-milyan iyo 971,000 oo qofood.
3. Raja Hindustani (1996) – All Time Blockbuster waxaa tikit u goosteen 40-milyan iyo 975,000 oo qofood.
4. Border (1997) – All Time Blockbuster waxaa tikit u goosteen 37-milyan iyo 83,000 oo qofood.
5. Kuch Kuch Hota Hai (1998) – All Time Blockbuster waxaa tikit u goosteen 35-milyan iyo 658,000 oo qofood.
6. Karan Arjun (1995) – Blockbuster waxaa tikit u goosteen 29-milyan iyo 913,000 oo qofood.
7. Dil To Pagal Hai (1997) – Blockbuster waxaa tikit u goosteen 29-milyan iyo 512,000 oo qofood.
8. Hum Saath Saath Hain (1999) – Blockbuster waxaa tikit u goosteen 28-milyan iyo 518,000 oo qofood.
9. Mohra (1994) – Blockbuster waxaa tikit u goosteen 21-milyan iyo 507,000 oo qofood.
10. Raja (1995) – Blockbuster waxaa tikit u goosteen 21-milyan iyo 327,000 oo qofood.
11. Ishq (1997) – Super Hit waxaa tikit u goosteen 20-milyan iyo 898,000 oo qofood.
12. Pardes (1997) – Super Hit waxaa tikit u goosteen 20-milyan iyo 475,000 oo qofood.
13. Darr (1993) – Blockbuster waxaa tikit u goosteen 19-milyan iyo 906,000 oo qofood.
14. Barsaat (1995) – Super Hit waxaa tikit u goosteen 19-milyan iyo 854,000 oo qofood.
15. Biwi No. 1 (1999) – Super Hit waxaa tikit u goosteen 19-milyan iyo 743,000 oo qofood.
Atoorayaasha sida ay ugu kala badan yihiin tiro ahaan aflaanta loogu daawasho badnaa intii u dhaxeesay 1993 – 1999:
Shah Rukh Khan – 6 filim
Salman Khan – 4 filim
Aamir Khan, Sunny Deol, Suniel Shetty – 2 filim
Akshay Kumar, Ajay Devgn, Sanjay Kapoor, Bobby Deol – 1 filim.
Atirishooyinka sida ay ugu kala badan yihiin tiro ahaan aflaanta loogu daawasho badnaa intii u dhaxeesay 1993 – 1999:
Karisma Kapoor, Kajol – 4 filim
Madhuri Dixit – 3 filim
Juhi Chawla, Tabu – 2 filim
Raveena Tandon, Twinkle Khanna, Mahima Chaudhary, Tabu, Sushmita Sen, Sonali Bendre, Mamta Kulkarni, Rani Mukerji – 1 filim