Keedka shabakada Boxoffice India (BOI) waxaan kasoo xiganay 15-ka filim ee tikitka ugu badan daawadayaasha u iibsadeen intii u dhaxeesay 2000 ilaa 2009 waa xogta saxan aflaanta ee BOI fariisisay mudadaas.
1. Gadar – Ek Prem Katha (2001 – All Time Blockbuster) waxaa tikit u goosteen 50-milyan iyo 573,000 oo qofood.
2. 3 Idiots (2009 – All Time Blockbuster) waxaa tikit u goosteen 31-milyan iyo 786,000 oo qofood.
3. Kabhi Khushi Kabhi Gham (2001 – Blockbuster) waxaa tikit u goosteen 31-milyan iyo 173,000 oo qofood.
4. Kaho Naa Pyaar Hai (2000 – Blockbuster) waxaa tikit u goosteen 30-milyan iyo 663,000 oo qofood.
5. Mohabbatein (2000 – Blockbuster) waxaa tikit u goosteen 26-milyan iyo 723,000 oo qofood.
6. Ghajini (2008 – Blockbuster) waxaa tikit u goosteen 24-milyan iyo 14,000 oo qofood.
7. Dhoom 2 (2006 – Blockbuster) waxaa tikit u goosteen 21-milyan iyo 557,000 oo qofood 8. Devdas (2002 – Hit) waxaa tikit u goosteen 20-milyan iyo 553,000 oo qofood
9. Krrish (2006 – Blockbuster) waxaa tikit u goosteen 19-milyan iyo 617,000 oo qofood.
10. Koi Mil Gaya (2003 – Super Hit) waxaa tikit u goosteen 19-milyan iyo 432,000 oo qofood
11. Lagaan (2001 – Hit) waxaa tikit u goosteen 19-milyan iyo 394,000 oo qofood
12. Om Shanti Om (2007 – Blockbuster) waxaa tikit u goosteen 17-milyan iyo 974,000 oo qofood.
13. Lage Raho Munnabhai (2006 – Blockbuster) waxaa tikit u goosteen 17-milyan iyo 635,000 oo qofood.
14. Rab Ne Bana Di Jodi (2008 – Blockbuster) waxaa tikit u goosteen 17-milyan iyo 234,000 oo qofood.
15. Welcome (2007 – Super Hit) waxaa tikit u goosteen 16-milyan iyo 687,000 oo qofood.
Atoorayaasha sida ay ugu kala badan yihiin tiro ahaan aflaanta loogu daawasho badnaa intii u dhaxeesay 2000 – 2009:
Shahrukh Khan & Hrithik Roshan – 5 filim
Aamir Khan – 3 filim
Amitabh Bachchan – 2 filim
Sunny Deol, Sanjay Dutt, Akshay Kumar, Abhishek Bachchan, Anil Kapoor, Nana Patekar – 1 filim