Keedkii hore shabakada BOI waxaan ka helnay xog xiiso badan oo ka hadleyso 10-kii sano u dhaxeesay 1980 ilaa 1989 filimada Album-kooda heesaha loogu iibsasho badnaa waana xiligii dahabiga ahaa ee fanka Hindiya dhanka heesaha hormar balaaran inay ka sameeyaan bilaabeen.

Balse xogtaan halka cilad ama iin ay leedahay waxay tahay kaliya in lagu soo bandhigay 20-ka filim ee Album-ka heesaha loogu iibsasho badnaa sida ay u kala sareeyaan balse aan lagu xusid filim walbo tirada Album-ka heesaha laga iibiyay ama laga gatay.

Fadlan hoos kaga bogo 80-maadkii ama intii u dhaxeesay 1980 ilaa 1989-kii 15-ka filim ee loogu iibsasho badnaa Album-kooda heesaha:

1. Maine Pyar Kiya (1989)

2. Love Story (1980)

3. Ram Teri Ganga Maili (1985)

4. Hero (1983)

4. Ek Duke Ke Liye (1981)

5. Qurbani (1980)

6. Karz (1980)

7. Qayamat Se Qayamat Tak (1988)

8. Betaab (1983)

7. Pyar Jhukta Nahin (1984)

8. Kranti (1980)

9. Tridev (1989)

10. Naseeb (1981)

11. Souten (1983)

12. Prem Rog (1982)

13. Chandni (1989)

14. Aasha (1980)

15. Zamaane Ko Dikhana Hai (1981)

16. Kudrat (1981)

17. Nikaah (1982)

18. Tezaab (1988)

19. Silsila (1981)

20. Ram Lakhan (1988)

21. Sanam Teri Kasam (1982)

22. Saagar (1985)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here