Xiligii 80-maadkii xog badan lagama haayo balse nasiib wanaagsan helnay xog qadiimi ah oo xili hore keedka shabakada Boxoffice India (BOI) ku jiri jirtay taasi oo naga caawineyso inaan wax badan ka ogaano intii u dhaxeesay 1980 ilaa 1989 filimadii lacagaha ugu badan soo xareeyeen iyo natiijadii xiligaas loo diiwaan galiyay.

Waxaa xusid mudan i haatan shabakada BOI sixitaan ku wado xogaha aflaanta wixii ka horeeyay 1993 sidaa darteed inta aysan xogteeda soo sixin ayaa la helay xogtaan qadiimiga ah oo wax laga badali karo ganacsiga aflaanta iyo natiijadii la siiyay xili hore.

Fadlan hoos kaga bogo 20-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen intii u dhaxeesay 1980 ilaa 1989 iyo filim natiijada xiligaas la siiyay inkastoo macluumaadkan haatan sixitaan lagu wado oo wax badan is badali karaan:

1. Maine Pyaar Kiya (1989) wuxuu soo xareeyay 14 Crore waana All Time Blockbuster

2. Kranti (1981) wuxuu soo xareeyay 10 Crore waana Blockbuster

3. Ram Teri Ganga Maili (1985) wuxuu soo xareeyay 9.50 Crore waana All Time Blockbuster

4. Coolie (1983) wuxuu soo xareeyay 9 Crore waana Blockbuster

5. Ram Lakhan (1989) wuxuu soo xareeyay 9 Crore waana Blockbuster

6. Tridev (1989) wuxuu soo xareeyay 8.50 Crore waana Blockbuster

7. Vidhaata (1982) wuxuu soo xareeyay 8 Crore waana Blockbuster

8. Mard (1985) wuxuu soo xareeyay 8 Crore waana Blockbuster

9. Tezaab (1988) wuxuu soo xareeyay 8 Crore waana Blockbuster

10. Naseeb (1981) wuxuu soo xareeyay 7.25 Crore waana Blockbuster

11. Karma (1986) wuxuu soo xareeyay 7 Crore waana Blockbuster

12. Betaab (1983) wuxuu soo xareeyay 6.75 Crore waana Blockbuster

13. Prem Rog (1982) wuxuu soo xareeyay 6.50 Crore waana Blockbuster

14. Meri Awaaz Suno (1981) wuxuu soo xareeyay 6.50 Crore waana Blockbuster

15. Hero (1983) wuxuu soo xareeyay 6.25 Crore waana Blockbuster

16. Qurbani (1980) wuxuu soo xareeyay 6 Crore waana Blockbuster

17. Namak Halaal (1982) wuxuu soo xareeyay 6 Crore waana Super Hit

18. Lawaaris (1981) wuxuu soo xareeyay 6 Crore waana Super Hit

19. Shahenshah (1988) wuxuu soo xareeyay 6 Crore waana Semi Hit

20. Love Story (1980) wuxuu soo xareeyay 5.50 Crore waana Blockbuster

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here