Shabakada BOI ayaa soo Update gareesay 20 ka filim ee sanadkan Bollywood ka sameeyeen kuwooda lacagaha ugu badan suuqyada caalamka kasoo xareeyeen sida guudna 2019 dibada Bollywood ka wacdaro xoogan kama dhigin.
Filimka Bharat ayaa ugu ganacsi sareeyo ilaa iminka wuxuuna daafaha caalamka ka keenay $10.71m balse ganacsigiisa heer sare ma ahan fasaxii ciidul fitriga la daawaday sidoo kalena ganacsigiisa 40% ku xeen daaban yahay Gulf ka.
Gully Boy, Uri iyo Kabir Singh suuqyada caalamka waxay ka noqdeen Super Hits. Halka Kalank, Mission Mangal, Total Dhamaal, Badla, Chhichhore iyo Dream Girl iyagana Hit ka noqdeen daafaha caalamka.
Fadlan hoos kaga bogo 20-ka filim ee lacagaha ugu badan 2019 suuqyada caalamka kasoo xareeyeen ee Bollywood ka sameeyeen sida shabakada BOI soo daabacday:
1. Bharat – $10,710,000
2. Gully Boy – $10,250,000
3. Uri – The Surgical Strike – $7,460,000
4. Kalank – $7,170,000
5. Mission Mangal – $7,100,000 (35 maalmood)
6. Kabir Singh – $6,950,000
7. Total Dhamaal – $6,530,000
8. Super 30 – $5,190,000
9. Badla – $4,680,000
10. Chhichhore – $3,500,000 (17 maalmood)
11. Manikarnika: Queen Of Jhansi – $3,460,000
12. Kesari – $3,310,000
13. Dream Girl – $3,100,000 (10 maalmood)
14. De De Pyaar De – $2,820,000
15. Saaho (Hindi) – $2,750,000 (21 maalmood)
16. Luka Chuppi – $2,430,000
17. Student Of The Year – $2,240,000
18. Article 15 – $2,220,000
19. Ek Ladki Ko Dekha To Aisa Laga – $1,890,000
20. Batla House – $1,750,000 (35 maalmood)