4-atiriisho ayaa baaritaan lagu sameeyay suaalo badana la weydiiyay kuwaaso kala ah Deepika Padukone, Sara Ali Khan Rakul Preet Singh iyo waliba Shraddha Kapoor sheekada intaas miyee ku ektahay.?

Jawaabta waa maya sababto ah atoorayaal waaweyn ayaa laga shakisan yahay oo ladaba joogaa sababta atiriishooyinka kaliya diirada loo saaray markii hore ayaa ahed in lagu helay qoraaladooda WhatsApp-ka ee la faafiyay sida aawged qofna ayadoon sabab xafiiska loogu yeero iyo cadeyn loo heynin laguma qabsan karo daroogo.

Balse saas eetahay atoorayaal qaarkood ayaa hader la sheegaya in la daba joogo kuwaaso xiliyo kala duwan ka hadleen inee daroogo isticmaali jireen wareysiyo hore.

Hadaba yee kula yihiin atoorayaashan looga shakiyay daroogada ee magacyadooda la qariyay misane la filaayo in baaritaan lagu sameeyo goordhow hadii aan magaacno kuwa ugu dhow ee laga shakin karo hal iyo labo maka sheegi kartaa qiyaas ahaan.

1 COMMENT

  1. Aniga ahaan cid aan sigaar ah u leeeyahay wuu yahay majirto balse tani haddii ay cadaato loona qabto atoorayaal isticmaalka daroogada gambi ahayn ba fanka Bollywoodka mudo sanado ah ayuu dhibtan in uu ka soo kabto ubaahnan doonaa 2020 wale wax badan ayaa laga diiwangalshay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here