Sidaan wada ognahay King khan waa jilaaga ugu abaal marinta badan bollywoodka dhanka FilimFare ka (Best Actor).hadaba jilagaan waxaaa jiraan filimo uu aad ugu faano kuwaaso maanta heerka uu gaaray gaarsiiyeen.
Super Star Shah Rukh lhan iyo filimadii uu ku qaatay abaal marinta filimfare ka qeybta
(Best actor) ama atooraha ugu fiican hoos kaga bogo:
Baazigar: 1993
Dilwale Dulhaniya Le jaayenge: 1995
Dil To Pagal Hai: 1997
Kuch Kuch Hota Hai: 1998
Devdas: 2002
Swades: 2005
Chak Te India: 2008
My Name Is Khan: 2011
xidigaan wuxuu soo barbar dhigay haleeyga barisamaadkii bollywoodka awood ku heystay ee dilip kumar. hadii SRK sanadkaan filimada u soo bixi doono uu mid kamid ha ku hanto abaal marintaan dhab ahaantii atoorayasha xiligaan jira way ku adkaan donta in ay darajadaan soo gaaraan waayo SRK iskoor cusub ayee unoqonee haduu hal abaal marin kudarsado.