Waa Loo Wada Xiisay Wada Shaqeynta Salman Khan Iyo Priyanka Chopra Iyo Waayihii Ay Shaashadaha Qabsadeen (+Video)

Salman Khan iyo Priyanka Chopra ayaa wada shaqeynaya mudo 10 sano kadib ah ayagoo markii ugu dambeysay wada sameyeen filmka  God Tussi Great Ho kaaso la daawaday sanadkii 2008.

Salman Iyo Peecee guud ahaan waxay wada sameyeen sedex film midki afaraad na waa Bharat oo maanta shaaca laga qaaday in ay Priyanka atirisho ka noqon doonto.

Taagerayaasha Salman iyo Priyanka ayaa maanta farxad iyo dabaal dag weyn ka dhigeen baraha bulshada maadama dadkii ay isla rabeen mudada dheer inee shaashada kasoo wada muuqdan sanadka dambe si toos ah loo daawan doono filmkooda Bharat.

Hadaba Halkaan Hoose Kaga Bogo Heesihii iyo Muuqaaladii Priyanka Iyo Salman Wadaagen Abidna Laga Xasuusan Doono BalseWaa Kuwa Ugu Caansan…