Shehaz waa gabar la dhalatay shah rukh khan waxa ayna ka weyn tahay shah rukh khan 6 sano iyada weli lama guursan sidoo kale u mana usoo dhawaato saxaafada waana mid mar walba iska ilaalisa
Shehnaz ayaa waxa ay saaxiibo dhow yihiin Gauri khan xaaska walaalkeeda shah rukh khan iyadoo mar walba u wada meelaha shoping iyo goobaha dumar isku qurxiyaan dadka qaar ayan ogeyn in Shah rukh khan uu walaal leeyahay madaama inta badan aan la arkin

waxaana lala yaaban in shehnaz walaalkeeda uu yahay nin caan ka ah caalamka in iyada xitaa la ogeyn inay la dhalatay
laakiin wax walba waxa ay leeyihiin sabab Shehnaz ayaa jeclayn inay kasoo muuqato meelaha bulshada ku kulmaan sababo la xariira cabsi
Shehnaz waxaa ku jirtaa cabsi iyo niyad-jab weyn taaso uu ku dhacay xilligii ay geeriyoonaayeen labadeeda waalid waxaan ugu daran geerida hooyadeeda
taaso xiliigaas Shehnaz ay ahayd qof aad u yar shah rukh khan waxa uu walaashiisa dhawr jeer geeyay xarumaha dhakhtraka Psychologist xaga maskaxda waxaana la xaqiijiyay in Shehnaz maxdeeda aysan ahayn sida ugu fiicnayd waxaana saameyn weyn ku yeelatay dhimashada hooyadeeda