Home » Nolosha Jilaayaasha » Waa Maxay Sababta Ay Shah Rukh Khan Walaashiisa Ay Markas Ugu Soo Muuuqan Weysay Goobaha Bulshada Ay Ku Kulmaan

Waa Maxay Sababta Ay Shah Rukh Khan Walaashiisa Ay Markas Ugu Soo Muuuqan Weysay Goobaha Bulshada Ay Ku Kulmaan

shehaz waa gabar la dhalatay shah rukh khan waxa ayna ka weyn tahay shah rukh khan 6 sano iyada weli lama guursan sidoo kale u mana usoo dhawaato saxaafada

waana mid mar walba iska ilaalisa shehnaz ayaa waxa ay saaxiibo dhow yihiin gauri khan xaaska walaalkeeda shah rukh khan iyadoo mar walba u wada meelaha shoping iyo goobaha dumar isku qurxiyaan

dadka qaar ayan ogeyn in shah rukh khan uu walaal leeyahay madaama inta badan aan la arkinĀ  waxaana lala yaaban in shehnaz walaalkeeda uu yahay nin caan ka ah caalamka in iyada xitaa la ogeyn inay la dhalatay

laakiin wax walba waxa ay leeyihiin sabab shehnaz ayaa jeclayn inay kasoo muuqato meelaha bulshada ku kulmaan sababo la xariira shehnaz waxaa ku jirtaa cabsi iyo niyad-jab weyn

taaso uu ku dhacay xilligii ay geeriyoonaayeen labadeeda waalid waxaan ugu daran geerida hooyadeeda taaso xiliigaas shehnaz ay ahayd qof aad u yar

shah rukh khan waxa uu walaashiisa dhawr jeer geeyay xarumaha dhakhtraka psychologist xaga maskaxda waxaana la xaqiijiyay in shehnaz maxdeeda aysan ahayn sida ugu fiicnayd waxaana saameyn weyn ku yeelatay dhimashada hooyadeeda

hadda shehnaz waxa ay la nooshahay walaalkeeda shah rukh khan isagoo si weyn u xanaaneeya walaashiisa shah rukh khan ayaa delhi kasoo tagay ka dib markii ay geeriyoodayn waalidiintiisa

sidoo kalena ay walaashiisa dhibaato ku reebtay arrinkaas ayuu waxa uu go’aan ku gaaray Inuu yiaado mumbai isagoo intaas dhibaato dusha ay ka saaran yihiin si uu kaga dhabeeyo hamigiisa waana mid uu ku guuleystay