Waa mid kamid ah filimada ugu xiisaha badan Hollywoodka sameeyeen sheeko ahaana loogu akhriska badanyahay.

0
1892

Waa mid kamid ah filimada taxanayaasha ugu fiicnaa ee ay Hollywoodka sameeyaan sidoo kalana sheeko ahaan ugu xiisaha badan.

Waa Filimka la yiraahdo The Twilight Saga waxaana si wada hogaaminaayo Kristen Stewart, Robert Pattinson iyo Taylor Lautner.

Filimkaan ayaa wuxuu ka hadlayaa gabar banii aadam dabiici ah (Kristen Stewart) oo si wadajir ah halmar u jeclaaneyso wiil kuwa dhiiga caba (Robert Pattinson) iyo mid qoris maris dhurwaa noqdo (Taylor Lautner).

Labada atoore waxaa dhexmari doono loolan adag waayo ayagoo awalba cadow isku ahaa ayay hadana hal gabar isla jeclaan doonaan.

Filimkaan oo ah nooca loo yaqaano Romance Fantasy ayaa wuxuu ka koobanyahay 5 qeybood kala xiiso badan, waxaana lagu maalgaliyay 400 Million Dollar asigoona soo xareeyay 3.3 Billion Dollar.

Waxaad ka daawan kartaa shabakadaha filimada laga daawado sida Netflix, Egybest, Mvs4u iyo kuwa kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here