Baris Arduc oo ay soomaaalida u yaqaanana Cumar ama Cumuush waa mid kamid ah atoorayaasha waqtigaan ugu caansan Turkiga iyo kuwooda ugu guulaha badan hadaba jilaagan malaayin gabdho jecel ayaa idiin kaga soo diyaarinay macluumaad kusaabsan noloshiisa hoos kaga bogo:

Qodobka1-aad: Barid waxuu dhashtay 9 October 1987 waa 32 jir wali aan guursanin balse dumar badan hasaawe lasoo sameeyay waxuuna kudhahlshtay Switzerland oo uu kusoo bar baaray laakiin waa atoore asal ahaan Turki ah.

Qodobka 2-aad: Cumar mudadii 2 sano u dambeysay sare ukac waali ah ayuu sameeyay ilaa uu ka noqday atooraha ugu guulaha badan turkiga ee dhanka Tv-yada waxuuna sameeyay taxanayaal xiiso leh midkiisa ugu caansan waa Kiralik ASK oo uu ku caan baxay in badan.

Qodobka 3-aad: Waa muslim heesta diinta Islaamka sida xogtiisa laga heli karo sido kalena waa atoore soo jiidasho leh oo malaayiin gabdho ah jaceyl u qaadeen mana la tirin karo gabdhaha caalamka kunool ee atoorahan inee guursadaan niyeestaan.

Qodobka 4-aad: Waxaa la gudoonsiiyay bilada Golden Butterfly oo ah atooraha ugu wanaagsan sanadka dhanka Tv-yada turkiga waana maqaam ugaar ah xidigaan qaab jiliinkiisa la jeclaaday.

Qodobka 5-aad: Waxuu xiriir la sameeyay atiriishada Gupse Ozay sanadkii 2014 sido kale waxaa la dhashteen seddex wiil iyo hal gabar.

Qodobka 6-aad: Baris waa mid kamid ah atoorayaasha ugu hodonsan turkiga dhanka Tv-yada waxuuna heestaa lacag gaareysa $5 Million dollarka mareykanka waxaana xusid mudan sanadkii hore 2018 in hantidiisa kaliya $1M dhameed sare ukac waali ah ayuu sameeyay Cumar.

Qodobka 7-aad: in kabadan 5 mllion shacbiyad ah ayuu ku leeyahay barta Instagram-ka sido kale Twitter-kiisa waxaa kuxiran dad sare udhaafayaan 30K qof.

Qodobka 8-aad: Waxbarasho ilaa dugsi sare ayuu ka gaaray waxyaabaha uu xiiseyo waxaa kamid ah ciyaarista kubada cagta, dabaasha iyo wax lamid ah waana atoore lagu tilmaamo mid kamid ah Ragga ugu qurxan turkiga.

Dhamaad…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here