Burak Ozcivit waa mid kamid ah atoorayaasha turkiga ugu caansan waxuuna hader hogaaminayaa atoorayaasha ugu awooda badan dhanka shaashada ee aan lagu gaarin qaab jiliin inaba caadi ma ahan jilaagan aad ayaa loo amaanay macluumaad noloshiisa gaarka ah kusaabsan hoos kaga bogo:

Qodobka 1-aad: Waa Muslim diinta islaamka heesto sida la hubo.

Qodobka 2-aad: Wuxuu dhashtay 24 December 1984 sidaa aawged marka December 24 gaarto waxuu jirsanaa 35 sano jilaagan caanka ah.

Qodobka 3-aad: Waa atoore kasoo jeeda dalka Turkiga waxuuna sameeya taxanayaasha Tv-yada laga daawado sido kale Filimada turkiga ah xitaa wuu sameeyaa hader waxuu bilaaway taxanaha ugu weyn turkiga ee Kurulus Osman oo looga hadlaayo taariikhdii dowladii Cuthmaaniyiinta.

Qodobka 4-aad: Burak waa xaasle waxaana lagu magacaaba xaaskiisa Fahriye Evcen taaso u heysa wiil Karan lagu magacaabo 2017 ayeena is guursadeen.

Qodobka 5-aad: Jilaagan waxuu xiiseeyaa kubada cagta inuu ciyaaro waa atoore jir dhisan taageerayaashiisana in badan kaga daydaan jimicsiga iyo Style-ka.

Qodobka 6-aad: Kaalinta 3-aad ayuu kaga jiraa atoorayaashs turkiga ugu hodonsan hantidiisa waxaa lagu sheegay iney $3 Million gaareyso inkastoo ay yar tahay.

Hadana sanadka dambe ayee kordhi doontaa maadana hader musalsal weyn uu bilaaway inuu sameeyo kaaso lagu magacaabo Kurulus Osman.

Dhamaad…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here